Government Relations Dec 30, 2025 · Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Waqooyi Bari Abdirashid Yusuf Jibriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergadii dhalinyarada ahaa ee matalayay ururrada iyo hoggaanka ka qayb-galay Shirweynaha 3AAd ee Dhalinyarada Waqooyi Bari. ·...