·
Barnaamijka fagaaraha Dawlada iyo Dadwaynaha oo ah fagaare Masuuliyiinta Dawladu bulshada uga warbixiyaan shaqooyinka culus ee ay bulshada u hayaan, shacabkuna su'aalo furan ku waydiiyaan, ayaa xalay ka qabsoomay Caasimada Maamulka SSC-khaatumo.
Kulanka waxaa marti ku ahaa xoghaya Maaliyada C/rashiid Maxamud Maxamed (Xanbuse)
