Dec 28 · - DAY 2 – Shirweynaha 3 AAD ee Dhalinyarada North Eastern location_onLasanod, SSC Region ·... Faahfaahinta →
Dec 24 · - Dalladda Dhalinyarada DEYR iyo dhalinyaro qurbo-joog ah oo ka kala yimi dalal iyo magaalooyin kala duwan, kuwaas oo u jooga shaqooyin kala duwan, ayaa yeeshay kulan muhiim ah. Dhalinyarada dibadda ka timid ayaa la wadaagay DEYR aragtiyo, talooyin iyo location_onHybrid (Lasanod & Online) ·... Faahfaahinta →
Mar 04 · - Barnaamijka fagaaraha Dawlada iyo Dadwaynaha oo ah fagaare Masuuliyiinta Dawladu bulshada uga warbixiyaan shaqooyinka culus ee ay bulshada u hayaan, shacabkuna su'aalo furan ku waydiiyaan, ayaa xalay ka qabsoomay Caasimada Maamulka SSC-khaatumo. location_onLasanod Conference Center ·... Faahfaahinta →
Feb 06 · - Fagaaraha dadweynaha iyo dawladda oo ah fagaare bulshadu Su'aalo furan ku waydiinayso madaxda maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu ibo furay wasiirka wasaarada amniga Mudane Maxamuud Yuusuf Xassan. location_onLasanod District Headquarters ·... Faahfaahinta →
Nov 28 · - Xadhig ka jarka xafiiska guud ee dhalinyarada Ssc-Khaatumo location_onDEYR Headquarters, Lasanod ·... Faahfaahinta →