January 16, 2024
·
Dallada dhalinyarada Ssc-khaatumo DEYR waxay deeq taangiyo ah gaadhsiisay 30 qoys oo kamid ah qoysaska danyarta ah ee ku nool magalada laascaanood, kuwaas oo taangiyadii kaga burbureen duqaymihii iyo dagaaladii sanadkii lasoo dhaafay ka dhacday degaanka Ssc-Khaatumo
Dalldu waxay bulshowaynta Ssc-khaatumo ugu baaqaysaaa in lays garab taago dadkeena jilicsan ee danyarta ah iyo qoyasaskii ay ka tageen mujaahidiintii degaanka iyo dadka Ssc-khaatumo nafta u huray.
