1 / 2
·
Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowlada Federaalka somaaliya ayaa dallada dhalinyarada Ssc-Khaatumo ee DEYR gudoon siisay shahaadada aqoonsiga dalladnimo.
Agaasimaha guud ee wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada federaalka mudane Abdirahim Warsame Dirie oo ay weheliso agaasimaha waaxda dhalinyarad Ikraan Abdullahi Jogow ayaa gudoon siiyay gudoomiyaha Dallada dhalinyara ssc-Khaatumo Ashahaadada aqoonsiga sugan.
Laga bilaabo maanta Dallada dhalinyarada Ssc-khaatumo ee DEYR waxay si rasmi ugu biirtay Dallada qaranka ka soomaliyeed . waxay na la xuquuq tahay dalladaha kale ee dhigooda ah.